Maryam
Habeen kulul oo ka mid ah habeenada Doha, Maryam waxay ka baxaysay maqaaxi yar oo ay ka shaqayn jirtay. waxa kamuuqday Daalbadan … laakiin qalbigeeda hal shay ayaa ka buuxay: rajo. Subax kasta 4:30 ayay kicijirtay. Ma ahayn qof hodan ah. Waxay lahayd hal qol yar iyo hal qof oo ay dunida ku lahayd—habaryarteed Casha….