Sheeko Gaaban

  • Maryam

    Habeen kulul oo ka mid ah habeenada Doha, Maryam waxay ka baxaysay maqaaxi yar oo ay ka shaqayn jirtay. waxa kamuuqday Daalbadan … laakiin qalbigeeda hal shay ayaa ka buuxay: rajo. Subax kasta 4:30 ayay kicijirtay. Ma ahayn qof hodan ah. Waxay lahayd hal qol yar iyo hal qof oo ay dunida ku lahayd—habaryarteed Casha….

  • 👑 Boqor Rafi

    Waqti hore, waxaa jiray boqor la oran jiray Rafi. Boqorkani wuxuu lahaa qasri weyn, dahab badan, iyo askar badan… laakiin qalbigiisu ma ahayn mid wanaagsan. Rafi wuxuu aad u dhibi jiray dadka waayeelka ah. “Shaqeeya! Shaqeeya!” ayuu ku qaylin jiray, isaga oo aan siin wax cunto ama lacag ah. Dadkii magaalada way ka baqi jireen,…