Sheekada: Diin iyo Dacawo
Beri hore waxaa jiray Diin taajir ah oo haystay bakhaar weyn oo ay ka buuxaan cunto badan. Diinku wuxuu ahaa mid deggan oo naxariis badan. Waxaa deris la ahaa Dacawo faqiir ah oo aan jeclayn inay shaqaysato. Mar walba waxay marmarsiinyo ka dhigata carruurteeda. Maalin maalmaha ka mid ah, Dacawadii ayaa timid iyadoo ooyaysa: “Diinow,…