Jacaylkii Dib-u-heshiisiinta: Sheeko Ku Saabsan Xusuusta iyo Qalbiga
Asc dhamaantiin, maanta waxaan idinla wadaagayaa sheeko runtii iga yaabisay, waxaan rajaynayaa inaad ka faa’iidi doontaan. Taleefanka Qarsoodiga ah Malin aniga oo la jooga saaxiibaday ayaa waxa igu soo qaracay number aanan garanayn. Kama aanan qaban, hadana wuu igu soo wacay mar labaad. Markii aan ka qabtay, ayaan asc iyo wcs ku idhi, aniga oo…