AZMAR: Sirtii Godka Waqtiga iyo Laba dii nin ee la wayay
Ma rumeysan kartaa in qof aad is taqaaneen uu lumo isagoo dhalinyaro ah, ka dibna aad aragto isagoo weli dhalinyaro ah 100 sano ka dib? Ma qiyaasi kartaa dhul ay dadku iska cunaan oo aan technology iyo iftiin midna aqoon, halkaas oo waqtigu uu u socdo si ka duwan sida aan u naqaan? Tani waa…