MAGAALADI SIXIRNAYD
Sirta Magaaladii la Sixray: Maalintii uu Waqtigu Istaagay Ma qiyaasi kartaa adigoo hurdada ka kacay, eegay saacadda oo ay tahay 10:00 AM, haddana markaad daaqadda eegtay arkay madowga cirka iyo aamusnaan u eg dhimashada? Ma qiyaasi kartaa magaaladii mashquulka badnayd ee buuqa iyo dadka caanka ku ahayd, inay mar qurdha isku beddesho meel ay saacaddu…